This site uses cookies.
Some of these cookies are essential to the operation of the site,
while others help to improve your experience by providing insights into how the site is being used.
For more information, please see the ProZ.com privacy policy.
This person has a SecurePRO™ card. Because this person is not a ProZ.com Plus subscriber, to view his or her SecurePRO™ card you must be a ProZ.com Business member or Plus subscriber.
Affiliations
This person is not affiliated with any business or Blue Board record at ProZ.com.
Source text - English Hello, I am delighted to be part of the wider translation community on this forum. I am a professional translator and proofreader with more than six years of experience. I have an excellent command of converting Somali language into English and vice versa. My job is to ensure translated/proofread versions have the same meaning as the original source. My work characterizes accuracy, creativity and meeting deadlines. I am specialized in general, scientific, commercial, legal and technical documents. I hold graduate and undergraduate degrees in Business, Project Management and International Development. I also have strong IT and written and oral communication skills. I translation applications such as SmartCat and OmegaT, and I have operating knowledge of Microsoft Office applications. My interests include politics, business, information technology, international development, social research, statistics and data analytics. I look forward to working with you all.
Translation - Somali Salaam, Waxa aan ku faraxsanahay in aan qeyb ka ahaado bulsho weynta tarjumaadda ee bartan ku sugan. Anigu waxa aan ahay nin leh xirfad turjumaannimo iyo sixid ama hubin lehna khibrad ka badan lix sanadood. Waxa aan ahay nin ku wanaagsan isku tarjumidda luqadda Soomaaliga iyo midda Ingiriiska. Hawshaydu waxa ay tahay in aan hubiyo shaqada la tarjumay/la hubiyey ama la saxay in ay leedahay isla micnihii ama ujeeddadii luuqadda asalka. Shaqadeydu waxa ay leedahay tilmaamo hubanti, hal-abuur iyo dib-u-dhac la’aan. Waxa aan si gaar ah ugu wanaagsanahay tarjumaadda guud, saayniska, ganacsiga iyo dhaqaalaha, sharciga iyo dukumeentiyada farsamo. Waxa aan haystaa shahaadooyinka jaamacadaha dhanka Ganacsiga, Maareynta Mashaariicda iyo Horumarinta Caalamiga. Waxa kaloo aan leeyahay khibrado dhanka arrimaha tiknoolojiyada iyo xiriirka heer hadal iyo qoraal. Waxa aan isticmaalaa borograamyada loo isticmaalo tarjumaadda sida SmartCat iyo OmegaT, waxa kaloo aan khibrad shaqo u leeyahay borograamyada Mircrosoft. Waxyaabaha aan daneeyo waxa ka mid ah siyaasadda, ganacsiga, arrimaha tiknoolojiyada, horumarinta caalamiga, cilmi-baarista bulsho, staatiistikada iyo lafaguridda xogaha. Waxaan rajeynayaa inaan wada shaqeyn la yeesho dhamaan bahda.
I am delighted to be part of the wider translation community on this forum. I am a professional translator and proofreader with more than six years of experience. I have an excellent command of converting Somali language into English and vice versa. My job is to ensure translated/proofread versions have the same meaning as the original source. My work characterizes accuracy, creativity and meeting deadlines. I am specialized in general, scientific, commercial, legal and technical documents. I hold graduate and undergraduate degrees in Business, Project Management and International Development. I also have strong IT and written and oral communication skills. My main CAT tools are Smartcat, and OmegaT. I also have operating experience of Microsoft Office applications such as Word, Excel and PowerPoint. My interests include politics, business, information technology, international development, social research, statistics and data analytics.
I look forward to working with you all.
_______________________________________________________________________Salaam,
Waxa aan ku faraxsanahay in aan qeyb ka ahaado bulsho weynta tarjumaadda ee bartan ku sugan. Anigu waxa aan ahay nin leh xirfad turjumaannimo iyo sixid ama hubin lehna khibrad ka badan lix sanadood. Waxa aan ahay nin ku wanaagsan isku tarjumidda luqadda Soomaaliga iyo midda Ingiriiska. Hawshaydu waxa ay tahay in aan hubiyo shaqada la tarjumay/la hubiyey ama la saxay in ay leedahay isla micnihii ama ujeeddadii luuqadda asalka. Shaqadeydu waxa ay leedahay tilmaamo hubanti, hal-abuur iyo dib-u-dhac la’aan. Waxa aan si gaar ah ugu wanaagsanahay tarjumaadda guud, saayniska, ganacsiga iyo dhaqaalaha, sharciga iyo dukumeentiyada farsamo. Waxa aan haystaa shahaadooyinka jaamacadaha dhanka Ganacsiga, Maareynta Mashaariicda iyo Horumarinta Caalamiga. Waxa kaloo aan leeyahay khibrado dhanka arrimaha tiknoolojiyada iyo xiriirka heer hadal iyo qoraal. Barnaamijyada muhiimka ee aan u isticmaalo tarjumiddda waa Smartcat iyo OmegaT. Waxa kale oo aan khibrad shaqo u leeyahay borograamyada Mircrosoft sida Word, Excel iyo PowerPoint. Waxyaabaha igu weyn ee aan daneeyo waxa ka mid ah siyaasadda, ganacsiga, tiknoolojiyada, horumarinta caalamiga, cilmi-baarista bulsho, staatiistikada iyo lafaguridda xogaha.